Wakhtiga golaha Guurtida la hor keenayo mooshinkii ka dhanka ahaa xisbiyada oo la shaaciyay

Hargeysa (Aftahannews)- Xildhibaan Dayib Xasan Axmed oo ka mid ah mudanayaasha golaha Guurtida Somaliland ayaa shaaciyay wakhtiga golahaasi la hor keenayo mooshinkii Xisbiyada.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.