Wasiirka Isgaadhsinta Somaliland oo ka warbixiyay halka uu marayo qalabkii lagula soconayay shirkadaha

WASIIRKA-ISGAADHSIINTA-SOMALILAND-CABDIWELI-SHEEKH-CABDILLAAHI-SUUFI
WASIIRKA-ISGAADHSIINTA-SOMALILAND-CABDIWELI-SHEEKH-CABDILLAAHI-SUUFI

Hargeysa (Aftahannews)- Wasiirka Wasaaada Isgaadhsiinta Somaliland Cabdiwali Sheekh Cabdilaahi Suufi Jibriil ayaa ka warbixiyay halka ay mareyso qalab ay rakibeyso wasaaradiisu oo lagula soconaayo cashuuraha ku waajibey shirkadaha isgaadhsiinta taas oo ay dhawan xisbiyada mucaaridku sida fiinta uga qeyliyeen.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.