Waddani oo Sheegay in Xukuumadda ku guul-darraysatay inay Afduubto Shirkii Dhaqdhaqaaqa Haweenka Somaliland

SHIRWAYNAHA DHAQDHAQAAQA HAWEENKA SOMALILAND OO XUKUUMADDU RABTAY INAY AFDUUBTO 2018
SHIRWAYNAHA DHAQDHAQAAQA HAWEENKA SOMALILAND OO XUKUUMADDU RABTAY INAY AFDUUBTO 2018

Hargeysa(Aftahannews):- Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa sheegay inay Xukuumadda Somaliland ku guul-darraysatay baajinta Shirka Dhaqdhaqaaqa Haweenka oo maanta Huteel Maansoor ee magaalada Hargeysa ku qabteen iyo in markii Shirku furmay ay isku-dayeen Madaxda Xukuumaddu inay la wareegaan hoggaaminta Shirkaas.

SHIRWAYNAHA DHAQDHAQAAQA HAWEENKA SOMALILAND OO XUKUUMADDU RABTAY INAY AFDUUBTO 2018
SHIRWAYNAHA DHAQDHAQAAQA HAWEENKA SOMALILAND OO XUKUUMADDU RABTAY INAY AFDUUBTO 2018

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

SHIRWEYNAHA DHAQDHAQAAQA SOMALILAND 2018
SHIRWEYNAHA DHAQDHAQAAQA SOMALILAND 2018

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Shirkaas oo Madaxweynaha Somaliland, Marwadiisa iyo Masuuliyiin kale iyo qaybaha kala duwan ee Haweenku ka qaybggaleen, ayaa markii uu dhammaaday, ayuu Xoghayaha guud ee Xisbiga Waddani Khadar Xuseen Cabdi, warbaahinta uga warramay sida uu u arkayey wixii gudaha Shirka ka dhacay iyo dhaqdhaqaaqyo uu sheegay inay habeennadan wadday Xukuumaddu si aan shirkaasi u qabsoomin.

Waxaannu Warka Xoghayaha guud ee Xisbiga Waddani idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.