Khaatumo oo War ka Soo Saartay Wadahadalka Hagaasay ee ay Somaliland kula Jireen

Qorilugud(Aftahannews):- Maamulka Khaatumo, ayaa War cusub ka soo saaray Wadahadalka u socday Dawladda Somaliland ee aan halkii uu taagnaa Xukuumaddii hore ee Siilaanyo aanu Madaxweynaha hadda Muuse Biixi Cabdi ka sii dhaqaajin ee weli hakad ku jira, waxaanu ku baaqay Masuul Khaatummo u hadlay in go’aan dhaqso ah la gaadho.

Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka Warkaas oo dhammaystiran:-

aftahaninc@gmail.com
Hargeysa/Somaliland.