Wasiirrada Arrimaha Dibedda iyo Maaliyadda Somaliland oo Xilka Kala Tirsaday

Hargeysa(Aftahannews):- Wasiirrada Wasaaradaha arrimaha dibedda iyo Maaliyadda ee dhawaan Madaxweynaha Somaliland isku beddelay, ayaa Xilka la kala wareegay Arbacadii.

Muuqaalkan hoose ka daawo Warkooda:

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.