Faysal Cali Waraabe oo Ka Hadlay Is-beddelka Siyaasadda Geeska iyo Sida ay Somaliland uga Handaraabantay

-Hargeysa(Aftahannews):- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay is-beddelka Siyaasadeed ee Geeska Afrika iyo sida ay Somaliland uga handaraaban tahay.

Ka Daawo Muuqaalkan Hoose Warka Faysal oo dhammaystiran:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.