Shiine-Afgarad Muxuu Ka yidhi Isku Shaandhayntii Madaxweyne Biixi Sameeyey?

Hargeysa(Aftahannews):- Axmed Maxamed Cali (Shiine-Afgarad), ayaa ka hadlay dareenkiisa la xidhiidha Isku-shaandhayntii koobnayd ee uu Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi sameeyey, isla markaana tilmaamay inay awood Madaxweyne tahay, balse uu meelo kala duwan farta ku fiiqayo.

Waxaannu Shiine oo arrimahaas ka hadlaya, idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.