Madaxweynaha Jubbaland oo isku Shaandheyn iyo Magacaabis Cusub Sameeyey

Kismaayo(Aftahannews)- Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Soomaaliya ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed-Madoobe), ayaa magacaabay Wasiiru-dowlayaal iyo Wasiir Ku-xigeenno, iyadoo qaar kamid ah Xubnaha la magacaabay Masuuliyiinta Wasaaradaha loo kala beddelay.

Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha ayuu Madaxweynuhu magacaabay, taas oo aan hore uga mid ahayn Wasaaradaha Maamulka Jubbaland ee hadda ku cusub. Halkan ka akhriso wareegtada kasoo baxday xafiska madaxweynaha Jubbaland.

aftahninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.