Somaliland oo ka digtay dhuxusha loo iib geeyo Puntland

Hargeysa (Aftahannews)- Wasiirka deeganka iyo horumarinta reermiiga Somaliland Shugri Xaaji Ismaaciil Baandare ayaa si adag uga hadashey faro galin ay sheegtay in maamulka Puntland ku hayaan Somaliland gaar ahaan deegaanka.

Wasiiradu waxaa ay sheegtay in maamulka Puntland ay dhuxusha ugu badan ay ka raran gobalka Saraar isla markaana ay xaalufiyeen dhirta qoyan waxaana ay sheegtay in xukuumada Somaliland aaney arintaasi aqbali doonin.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.