Maamulka beerta libaaxyadda oo nasiib darro ku tilmaamay go’aankii xukuumadda

Hargeysa (Aftahannews)-Maamulaha Beerta Libaax yada ee Magaalada Hargeysa ayaa waxa uu nasiib daro ku tilmaamay go,aan shalay ka soo baxay xukuumada Somaliland kaas oo ahaa in aan Hotel aan xaflado lagu qaban Karin ama aan lagu caweyn Karin waxii ka danbeeya 11:50 habeenimo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.