“Xinif wuxuu nagula kacay Wax Fool-xun oo ah….” Khadar Sh. Cali Jowhar oo Si adag u Hadlay

Hargeysa(Aftahannews):- Guddoomiye ku-xigeenkii Haya’dda Barakacayaasha Somaliland Khadar Sh Cabdilaahi Sheekh Cali Jowhar, ayaa markii ugu horeysay ka hadlay sababta uu filayo in Madaxweyne Muuse Biixi xilka uga qaaday .

Khadar ayaa sheegay in khilaaf uu soo kala dhex  galay Guddoomiyaha Haya’dda barakacayaasha  kaas oo uu sheegay in uu tacadi , awood sheegasho iyo cunsuri- nimo kula kacay isaga iyo beesha uu ka soo jeedaba arintaasna ay isku khilaafeen.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka;-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.