Xukuumadda Somaliland oo Amarro Cusub ku soo rogtay Huteellada Waawayn

Hargeysa (Aftahannews)- Wasaaradda arrimaha Gudaha Somaliland, ayaa amarro cusub ku soo rogtay Huteeladda dalka, waxaana amarkaasi ku dhawaaqay Wasiir ku-xigeenka arrimaha Gudaha Maxamed Muuse Diiriye.

Waxaanu Wasiir ku-xigeenku sheegay in aan lagu caweyn karin Huteelladda waa weyn ee lagu caweeyo wixii ka dambeeya 11:00 habbeennimo.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka;-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.