“Haddaynaan dalka wax kala soo bixin Doollarka hoos uma dhigi karno…” Wasiirka Beeraha Somaliland

Hargeysa(Aftahannews)- Wasiirka Horumarinta Beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed ayaa sheegay in laga faa,idaysto khayraadka dalka yaala oo wax soo saar la sameeyo si looga maarmo waxyaabaha dibada ka imanaya.

Wasiirka Beeraha Somaliland, ayaa sheegay in hadii aan dalka waxlagala soo bixin oo waxa dalka ka soo baxa aan la isticmaalin in aan doolar hoos loo dhigi Karin.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka;-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.