Wasiir Faratoon muxuu ka yidhi Xilka Madaxweynuhu u Magacaabay ee Arrimaha Dibedda Somaliland?

Hargeysa(Aftahannews)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiiray “Faratoon”, ayaa ka dareen celiyay xilka cusub ee Madaxweynuhu u magacaabay ee Wasaarada Arrimaha dibada.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka;-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.