Dadka Killalka Hargeysa oo Iskaa Wax u Qabso Ku Dhisaya Dugsiga Sheekh Nuur iyo Masuuliyiin Booqday

Hargeysa(Aftahannews):- Dadweynaha ku dhaqan Xaafadda Killalka oo ka tirsan degmada Gacan-libaax ee magaalada Hargyesa, ayaa Olole Iskaa-wax-u-qabso ah ku dhisaya Dugsiga Sheekh Nuur ee Xaafaddaas, kaas oo ay Dayrkiisa bilaabeen, iyaga oo Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland oo SHaacinta hawlgalkaass kala qaybgalay Khamiistii Maanta sheegeen inay talo iyo taakulaba la garab-taagan yihiin Dadkan isku Tashaday.

Masuuliyiinta Waxbarashada iyo Shacabka Isku-tashaday oo halkaas ka hadlay hawsha oo socota waxaannu warkooda idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.