Hargeysa(Aftahannews)- Wasaaradda Shaqo-gelinta, arrimaha Bulshada iyo Qoyska Somaliland, ayaa magaalada Hargeysa ku qabatay kulan lagaga hadlayo sidii kor loogu qaadi lahaa Daryeelka nololeed iyo baahiyaha aasaasiga ah ee Dadka Barokacayaasha ah ee ku dhaqan Xaafadaha Barakacayaasha ee Hargeysa.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Warkaas oo dhammaystiran;-
aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.