Solja oo war ka soo saartay dacwada laga gudbiyay Telefiishanada Saab iyo Star

Hargeysa (Aftahannews)- Guddoomiyaha ururka Saxafiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac “Xuuto” ayaa ka hadlay dacwad ka dhan ah Telefiishanada Saab iyo Satar oo uu Wasiirka Warfaafinta Somaliland u gudbiyay xeer ilaaliyaha guud ee qaranka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka