Dhalinyaro reer Somaliland ah oo Tahriibay oo Hargeysa ka soo degay

Filed under: Wararka |

Hargeysa (Aftahannews) – Waxaa magaalada Hargeysa maanta lagu soo dhaweeyay dhalinyaro reer Somaliland ah oo mudooyin ku xanibnaa jeelasha dalka Liibiya.

Dhinaca kale Dhlainyaradan waxa garoonka diyaaradaha ee Cigaal ku soo dhaweeyay Masuuliyiinta Hay”adda barakacayaasha, Hay”adda IOM iyo Wasaarada Caafimaadka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Share Button

You must be logged in to post a comment Login