Wasiirka Maaliyada Somaliland oo sheegay in xafiiska xisaabiyaha guud uu hoos yimaado wasaaradiisa

Hargeysa (Aftahannews)- War-saxaafadeed uu soo saaray Wasiirka wasaraada horumarinta Maaliyada Somaliland Yuusuf Maxamed Cabdi ayaa waxa uu ku sheegay in xisaabaadka guud hoos yimaado wasaaradiisa.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka