Wasiirka Maaliyada Somaliland oo sheegay in xafiiska xisaabiyaha guud uu hoos yimaado wasaaradiisa By Hamse - November 8, 2018 Hargeysa (Aftahannews)- War-saxaafadeed uu soo saaray Wasiirka wasaraada horumarinta Maaliyada Somaliland Yuusuf Maxamed Cabdi ayaa waxa uu ku sheegay in xisaabaadka guud hoos yimaado wasaaradiisa. Halkan hoose ka daawo muuqaalka