“Xisbiyada mucaaradku waa in ay doorashada sidaa ku galaan”.Siyaasi Cabdilaahi Jawaan

Hargeysa (Aftahannews)- Siyaasi Cabdilaahi Jawaan ayaa ka hadley shir ay ku baaqeen xisbiyada mucaaridka Somaliland oo ay sheegeen inay kaga arin sanayaan arrimaha doorashooyinka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka