“Garoowe ayaa laga qaxi hadii maamulka Puntland joojin waayo daandaansiga”.Xildhiban Nac Nac

Hargeysa (Aftahannews)- Xildhibaan Axmed Diiriye Nacnac oo ka mid ah mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland ayaa si adag uga hadley dhismaha aqal baarlamaan oo magaalada Badhan looga dhisayo maamul goboleedka Soomaaliya ee Garoowe, Isagoona uga digay maamulkaas in ay ku soo xad gudubto xuduudaha Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka