Cuqaasha gobolka Togdheer oo Xukuumada ku dhaliilay in aanay siinin mushahar ku filan

Burco (Aftahannews)- Cuqaasha iyo Waxgaradka gobalka Togdheer ayaa waxaa ay cabasho xoogan ay ka muujiyeen xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi, waxaana ay Xukuumada ka dalbadeen mushaharka ay Xukuumada siiso.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka