Tempo Afric TV oo Falanqeeyey Hadalkii Madaxweyne Biixi ee Xisbiyada iyo Guddiga doorashada

Washigton(Aftahannews)- Television-ka TEMPO AFRIC TV,ayaa falanqayn ka sameeyey Shirkii Jaraa’id ee u dambeeyey ee Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi qabto, kaasoo qodobbadii uu ka hadlay ee la xidhiidha dib u dhaca laga filayo doorashada golayaasha deegaanka iyo Wakiillada, eedaynta uu Mucaaradka u jeediyey iyo sida uu ugu dheggan yahay Guddiga doorashooyinka.

Waxa uu Telefeshinku ku casuumay barnaamijkiisan oo falanqaynta kala qaybqaatay Maxamud Sh. Cabdi (Geedwareershe) iyo Fu’aad Cabdi Ismaciil oo ku nool dalka Maraykanka, waxaanay ka warrameen siday ugu muuqdeen hadallada Madaxweynuhu iyo ujeeddada lagaga dhadhansan karo.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka waraysiga iyo falanqaynta ku saabsan Shirkii Jaraa’id ee u dambeeyey ee Madaxweyne Muuse Biixi qabtay iyo arrimihii uu kaga hadlay sida loo faaqiday;-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.