Suldaankii 1-aad ee Beelaha Samaroon Xushaan 50 Sano ka hor oo Waraysi Xiiso leh Bixiyey

SULDAANKA GUUD EE BEELAHA SAMAROON SULDAAN SALEEBAAN
SULDAANKA GUUD EE BEELAHA SAMAROON SULDAAN SALEEBAAN

Hargeysa(Aftahannews):- Suldaan Saleebaan Cali Ismaaciil oo ah Suldaan ay Beelaha Samaroon ee gobolka Awdal xusheen Konton sannadood ka hor, ayaa shaaca ka qaaday in milgahii iyo sharaftii madax-dhaqameedku lahaan jiray, la biyo-dhiciyey.

SULDAANKA GUUD EE BEELAHA SAMAROON SULDAAN SALEEBAAN
SULDAANKA GUUD EE BEELAHA SAMAROON SULDAAN SALEEBAAN

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Suldaan Saleebaan Cali oo ah Suldaankii ugu horeeyey ee Beesha Samaroon caleemo-saarto, muddo imika laga joogo 50 sannadood, isla markaana ka mid ah madax-dhaqameedka faro-ku-tirka ah ee beelaha Somaliland ee weli ku suntan dhaqankii iyo asluubtii dhowrsanayd ee lagu yaqaanay salaadiintii hore.

 Waraysi laanta af soomaaliga BBC kula yeelatay Hargeysa,  ayuu Suldaan Saleebaan Cali tafaasiil ka bixiyey isbedelada ku yimi magacii iyo milgahii saldanadaha  iyo sababaha loo aanayn karo.

Halkan ka dhegeyso waraysigaa oo dhamaystiran: 

aftahaninc@gmail.conm

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.