Somaliland: Dedaalka Meel-marinta Xeerka Kootada Haweenka

Hargeysa(AFN):- Wasaaradda Shaqo-gelinta, Arrimaha Bulshada iyo Qoyska ee Somaliland, ayaa qabatay Kulan lagaga hadlay meel-marinta Xeerka Kootada Haweenka oo horyaalla Golaha Baarlamaanka, ka dib markii dhawaan Madaxweyne Muuse Biixi oo Golaha Wasiirrada Xukuumaddiisu ansixiyey Xeerkaas Kootada u gudbiyey Sharci-dejinta.

Kulankan lagu lafo-guray Kootada Haweenka iyo siday u hirgeli lahayd, ee Wasaaraddu soo qaban-qaabisay, waxaa ka hadlay Wasiirka Wasaaradda Shaqogelinta iyo Masuuliyiin kale oo Wasaaraddaas Waaxyeheeda kala duwan ka tirsan, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somalilanmd.