Faadumo Siciid oo Naqdiday Shirkii Jaraa’id ee Madaxweynaha & Eedaha uu u jeediyey Xisbiga Waddani

FAADUMO SICIID IYO MADAXWEYNE MUUSE BIIXI 2018
FAADUMO SICIID IYO MADAXWEYNE MUUSE BIIXI 2018

Hargeysa(Aftahannews):- Faadumo Siciid Ibraahin oo ka mid ah Siyaasiyiinta Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa naqdiday hadalkii iyo eedihii uu Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ka jeediyey Shir Jaraa’id oo uu Sabtidii ku qabtay Madaxtooyada, kaas oo uu eedo ugu jeediyey Waddani, ayey sheegtay inuu Madaxweyninnimadiisa waqti uu toban bilood xilka hayo shaki geliyaa inay tahay nasiib-darro iyo wax lagu qoslo.

FAADUMO SICIID IYO MADAXWEYNE MUUSE BIIXI 2018
FAADUMO SICIID IYO MADAXWEYNE MUUSE BIIXI 2018

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Marwo Faadumo Siciid oo la hadashay Saab TV maanta, ayaa ka warrantay siday u arkaysay Hadalkii Madaxweynuhu ka jeediyey Shirkiisa jaraa’id iyo jawaabaha uu ka bixiyey su’aalihii Weriyeyaashu weydiiyeen iyo heerka ay marayso wakhtigan Qaddiyadda Somaliland ee xidhiidhka caalamka oo ay tilmaantay in Wakiillada Beesha Caalamku ku iftiimiyeen Shirkii 27-ka sano ee ay jirtay Somaliland lagu qiimeeyey, waxa uu Madaxweynuhu seegay iyo waxa uu asiibay, waxa laga sugayey wakhtigan iyo waxa uu ka hadlay.

Faadumo Siciid oo arrimahaas iyo kuwo kaleba ka hadlaya, hadalka Madaxweyne Biixina naqdiyeysa, waxaannu Waraysigeeda idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.