Faysal Cali Waraabe oo eedihii ugu cuslaa u jeediyay Madaxweyne Muuse Biixi

Hargeysa (Aftahannews)- Guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng, Faysal Cali Waraabe ayaa waxa uu eedihii ugu cuslaa u jeediyay Madaxweyne Muuse Biixi isagoo sheegay in dalkii iyo dadkiiba ay fur furmeen markii uu talada dalka la wareegay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka