Wasaaradda Waxbarashada Sland oo soo bandhigtay Taleefanno la Qabtay Xilligii Imtaxaanaadka

Hargeysa(Aftahannews)- Wasiirka wasaarada Waxbarshada Somaliland oo uu weheliyo Gudoomiyaha imtixaanaadka qaranka ayaa waxa ay siwada jir ah uga hadleen dhibaatada ay xiliyada imtixaanaadka ay ku hayaan telefoonada gacanta iyagoo soo bandhigay tirada moobilo ay qabteen wakhtigii uu imtixaanaadku socday.

Dhinaca kale gudoomiyaha imtixaanaadka qaranka ayaa shaaciyay tirada moobilada ay qabteen iyo inta gobol kasta laga soo qabtay.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka