Madal kulmisay asxaabta mucaaridka iyo Xukuumada, dhaliishii Faysal ee Madaxwayne Biixi, weerarkii Wasiir Boos iyo doodkii Cali Canter

Hargeysa (Aftahannews)- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa madal uu ka hadlayay wuxuu dhaliil culus u jeediyay hogaaminta Madaxwayne Muuse Biixi balse waxaa si deg deg ah uga jawaabay dhaliishaas Wasiirka Ciyaaraha Boos Mire ee isagu si qaawan u weeraray Gudoomiye Faysal.

Dhinaca kale waxaa isna madashan ka hadlay Siyaasi Cali Canter oo kamid ah Hogaanka sare ee  xisbiga Waddani kaasi oo sheegay in uu la mawqif yahay Faysal Cali Waraabe oo ay dalka ka  jiraan dhibaatooyin uu sheegay.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka