Wasiirka Maaliyadda iyo Guddiga Dhaqaalaha G/Wakiillada Somaliland oo Oddoroska 2019 ka Wadahadlay

WASIIRKA HORUMARINTA MAALIYADDA IYO GUDDIGA DHAQAALAHA GOLAHA WAKIILLADA SOMALILAND 2018
WASIIRKA HORUMARINTA MAALIYADDA IYO GUDDIGA DHAQAALAHA GOLAHA WAKIILLADA SOMALILAND 2018

Hargeysa(Aftahannews):- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda iyo Guddoomiyaha Guddiga Dhaqaalaha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa ka hadlay ujeeddada Kulan ay Albaabbadu u xidhnaayeen oo ay gelinkii hore ee Isniinta Maanta ku yeesheen Xarunta Golahaas ee magaalada Hargeysa, kaas oo ay sheegeen inay kaga wadahadlayeen oddoroska Miisaaniyad-sannadeedka 2019-ka oo diyaarinteeda intii badnayd la dhammaystiray.

WASIIRKA HORUMARINTA MAALIYADDA IYO GUDDIGA DHAQAALAHA GOLAHA WAKIILLADA SOMALILAND 2018
WASIIRKA HORUMARINTA MAALIYADDA IYO GUDDIGA DHAQAALAHA GOLAHA WAKIILLADA SOMALILAND 2018

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Haddaba, waxay ka wadahadleen iyo halkay hawsha Miisaaniyadda diyaarinteedu marayso, waxaannu Warkooda idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.