Madaxweynaha DDS oo Ka Waramay Waxyaabihii U Qabsoomay Xukuumadiisa iyo Dhibaatooyinkii Deegaanku Ku Jiray

Filed under: Wararka |

Jig Jiga (Aftahannews)- Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar ayaa waxa uu ka warbixiyay shirwayne uu kaga qayb galay magaalada Addis Ababa iyo kulamo gooni gooni ah oo uu la qaatay madaxda ugu saraysa dalka Itoobiya.

Dhinaca kale Madaxweyne Mustafe Muxumed Cumar ayaa waxa uu ka waramay waxyaabihii u qabsoomay xukuumadiisa iyo dhibaatooyinkii kala duwanaa ee uu ku jiray deegaanku.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Share Button

You must be logged in to post a comment Login