Guddiga Wanaag-farista oo Deeq Gaadhsiiyey Carruurta Ku Jirta Xarunta Agoomaha Hargeysa

Hargeysa(Aftahannews):- Guddiga Wanaag-farista iyo Xumaanreebista Somaliland, ayaa Deeq gaadhsiiyey Carruurta lagu hayo Xarunta Agoomaha ee magaalada Hargeysa. Waxaanan Warka Deeqdaas idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose.

Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.