Hargeysa(Aftahannews):- Guddiga Wanaag-farista iyo Xumaanreebista Somaliland, ayaa Deeq gaadhsiiyey Carruurta lagu hayo Xarunta Agoomaha ee magaalada Hargeysa. Waxaanan Warka Deeqdaas idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose.
Daawasho wacan oo wanaagsan:-
aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.