Maamulaha Dahabshiil Group oo ka hadlay Muhiimadda Ballaadhinta Dekedda Berbera iyo Doorkooda

CABDIRASHIID DAHABSHIIL MAAMULAHA GUUD EE DAHABSHIIL GROUP IYO WEEDHA DP WORLD 2018
CABDIRASHIID DAHABSHIIL MAAMULAHA GUUD EE DAHABSHIIL GROUP IYO WEEDHA DP WORLD 2018

Hargeysa(Aftahannews):- Maamulaha guud ee Shirkadaha Dahabshiil Group Cabdirashiid Maxamed Siciid oo ka mid ahaa Ganacsato ka qaybgashay Munaasibadda LAgu saxeexxay Heshiiska ballaaadhinta Dekedda Berbera oo ka qabsoontay madaxtooyada Somaliland, waxaanannu wax ka weydiinnay waxa heshiiskan ballaadhinta Dekedda Berbera Somaliland iyo Dalalka Geeska iyo Weliba Ganacsatada dalka uga dhigan yahay.

CABDIRASHIID DAHABSHIIL MAAMULAHA GUUD EE DAHABSHIIL GROUP IYO WEEDHA DP WORLD 2018
CABDIRASHIID DAHABSHIIL MAAMULAHA GUUD EE DAHABSHIIL GROUP IYO WEEDHA DP WORLD 2018

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Cabdirashiid Ducaale, waxa uu sheegay in tallaabadani tahay mid Somaliland iyo Geeskaba horumar ku soo kordhinaysa. Waxaanu intaas ku daray inay soo dhawaynayaan inay Dp World oo Dekedo badan oo dunida ah maamushaa immika maamulayso Dekedda Berbera oo ay dib u habayna ku samaynayso.

Haddaba, Cabdirashiid Dahabshiil oo arrimahaas sharraxaya iyo Doorka Dahabshiil Group ugu jira, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-


aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.