Ebyan Muxuu ka yidhi Heshiiska Dhismaha Dekedda Berbera ee lagu Saxeexay Madaxtooyada Somaliland?

AXMED CABDI EBYAN IYO CABDIFATAAX ISMAACIIL MURSAL 2018
AXMED CABDI EBYAN IYO CABDIFATAAX ISMAACIIL MURSAL 2018

Xaadirka UCID ee Saxeexa Ballaadhinta Dekedda Berbera ee Hargeysa ka Dhacay iyo Ka Maqnaanshaha Waddani

Hargeysa(Aftahannewss):- Musharraxii Madaxweyne Ku-xigeenka Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Axmed Cabdi Ebyan, ayaa ka hadlay sida uu u arko Xisbiga UCID heshiiska ballaadhinta Dekedda Berbera ee Maanta Somaliland, Shirkadda Dp World iyo Shirkadda dhisaysa Dhismahaas ku kala saxeexdeen Munaasibad ka qabsoontay Madaxtooyada Somaliland ee magaalada Hargeysa.

AXMED CABDI EBYAN IYO CABDIFATAAX ISMAACIIL MURSAL 2018
AXMED CABDI EBYAN IYO CABDIFATAAX ISMAACIIL MURSAL 2018

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Ebyan oo arrimahaas iyo kuwo kaleba SOMNEWSTV ka waraystay, waxaannu Warkiisa idiinku soo gudinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.