Toos u Daawo Xafladda Madaxtooyada Somaliland iyo Dp World

Aftahannews- Halkan si toos ah uga daawo Xafladda Heshiiska casriyeynta Dekedda Berbera ay ku samaynayso Shirkadda DP World oo ka socota Madaxtooyada Somaliland ee magaalada Hargeysa.