Wefti uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Maxkamadda DDS oo soo gaadhay Degmada Wajaale

Wajaale (Aftahannews)- Guddoomiyaha Maxkamadda dowlad deegaanka Soomaalida  oo weheliyo Wasiirka Waxbarshada ayaa waxa ay magaalada Tog Wajaale ee daanta Itoobiya ay u soo galbiyeen maamul cusub oo deegaankaasi loo soo magacaabay.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka