Mursal Muuse oo Reer Hargeysa Runta u Sheegay Khadra oo Garab-taagan

MURSAL MUUSE OO REER HARGEYSA RUNTA U SHEEGAY KHADROO GARAB-TAAGAN 2018.png
MURSAL MUUSE OO REER HARGEYSA RUNTA U SHEEGAY KHADROO GARAB-TAAGAN 2018.png

Hargeysa(Aftahannews):- Fannaanka Mursal Muuse Cumar, ayaa u quus-gooyey Daawadayaal Reer Hargeysa u badan oo ku oriyey maray Heer Foorjo ah oo aar-goosi ah ku karbaashtay Xaaskiisa Khadra Cabdi Silimoo oo uu la guursaday, waxaanu u qaaday Heesta; “Jaah-wareer hallaga Daayo”, iyada oo Khadrana ay garab-taagantay.

MURSAL MUUSE OO REER HARGEYSA RUNTA U SHEEGAY KHADROO GARAB-TAAGAN 2018.png
MURSAL MUUSE OO REER HARGEYSA RUNTA U SHEEGAY KHADROO GARAB-TAAGAN 2018.png

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Heestan oo u muuqatay inuu kaga jawaabayo Heesta Masraxa ka dejisay Mursal markii ay Khadra ku dhufatay, isla markaana ay Dadkii joogay Shawgii Farxiya-Fiska oo ay labadan Fannaanba Goob-joog ka ahaayeen, kana heeseen la safteen Heesta baanisaha iyo bahdilaadda ah ee ay Khadra Silimoo dhawaan u qaadday Mursal.

Haddaba, Heestan uu Tusaalaha ku siiyey Reer Hargeysa ama Dadkii Shawga Joogay ee u muuqday inay Garabka siiyeen Khadra, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@fgmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.