Farxiya-Fiska Heesta Xaq-dhawr Live Shaw Hargeysa iyo Saamaynteeda

FARXIYA-FISKA HEESTA XAQDHAWR HARGEISA LIVE SHAW IYO SIDA LOOGU DHEELAY 2018.png
FARXIYA-FISKA HEESTA XAQDHAWR HARGEISA LIVE SHAW IYO SIDA LOOGU DHEELAY 2018.png

Hargeysa(Aftahannews):- Farxiya-Fiska, ayaa Heesta Xaq-dhawr ka qaadday Shawga ay Hargeysa ku qabatay shantii bishan Aktoober 2018-ka oo ay Fannaaniin badan oo Reer Hargeysa iyo Reer Ingiriis isugu jiraa kala qaybgaleen, iyada oo Heestan Xaqdhawr ama Dadka qaar u yaqaannaan “Nin Xil-qaadi Karaya” ay ka mid ahayd Heesihi la jeclaystay ee ay Fiska ka qaadday Shawgeeda Hargeysa.

FARXIYA-FISKA HEESTA XAQDHAWR HARGEISA LIVE SHAW IYO SIDA LOOGU DHEELAY 2018.png
FARXIYA-FISKA HEESTA XAQDHAWR HARGEISA LIVE SHAW IYO SIDA LOOGU DHEELAY 2018.png

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Heestan Xaq-dhawr, waxaa Curisay Abwaan Wacan Muuse Xasan, waxa Laxanka ku ladhay Cali Cumar, waxa Tumay Karaama, waana Hees xambaarsan Xaalad Jacayl iyo Xadanto Kalgacal, isla markaana ammaan ah oo Qiso dhab ah ku timi ama Xambaarsan.

Hase-yeeshee, Nuxurka Ujeedka ay ku timi iyo sababta loo Curiyey ku sii dheeraan mayno ee Heestaas oo ay Farxiya-Fiska qaadayso iyo Fannaaniinta ka Ag-ciyaaraya iyo sida Taraabuunkuba ugu dheelay, waxaan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.