Nimco-Deggan oo Hees Shidan ka Qaadday Shawga Farxiya-Fiska “Dulqaad”

NIMCO-DEGGAN SHAWGA FARXIYA-FISKA HEESTA AY KA QAADDAY DULQAAD 2018
NIMCO-DEGGAN SHAWGA FARXIYA-FISKA HEESTA AY KA QAADDAY DULQAAD 2018

Hargeysa(Aftahannews):- Fannaanadda Nimco-deggan, ayaa Shawga Farxiya Fiska ee lagu qabtay Hargeysa xalay, waxay ka qaadday Hees Macaan oo Jacayl ah, taasoo Dad badani ku ciyaareen, taas oo Hal-ku-dheggeedu yahay “Dulqaad ama Deeq”.

NIMCO-DEGGAN SHAWGA FARXIYA-FISKA HEESTA AY KA QAADDAY DULQAAD 2018
NIMCO-DEGGAN SHAWGA FARXIYA-FISKA HEESTA AY KA QAADDAY DULQAAD 2018

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Heestaas iyo Siday u dhacayso, qaabka loogu Ciyaaray waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.