Farxiya-Fiska iyo C/Raxmaan Oday oo Masraxa Ruxay Hargeysa Fiska Shaw 2018

FARXIYA FISKA IYO CABDIRAXMAAN ODAY BUSTAHA SOO DHIGO AGTAYDA HEES HARGEYSA SHIDDAY 2018
FARXIYA FISKA IYO CABDIRAXMAAN ODAY BUSTAHA SOO DHIGO AGTAYDA HEES HARGEYSA SHIDDAY 2018

Hargeysa(Aftahannews):- Fannaaniinta Farxiya-Fiska iyo Cabdiraxmaan-Oday, ayaa wada qaaday Heesta macaan ee “Bustaha Soo Dhigo Agtayda” oo Masraxa Shaw ay Xalay Farxiya-Fiska ku qabatay Hargeysa ruxday, taas oo soo jiidatay dhegaha iyo indhaha Dadkii Shawga ka qaybgalay iyo kuwa Warbaahinta iyo Baraha Bulshada ka daawaday in badan oo ka mid ah.

FARXIYA FISKA IYO CABDIRAXMAAN ODAY BUSTAHA SOO DHIGO AGTAYDA HEES HARGEYSA SHIDDAY 2018
FARXIYA FISKA IYO CABDIRAXMAAN ODAY BUSTAHA SOO DHIGO AGTAYDA HEES HARGEYSA SHIDDAY 2018
FARXIYA FISKA IYO CABDIRAXMAAN ODAY HEESTA BUSTAHA SOO DHIGO AGTAYDA 2018
FARXIYA FISKA IYO CABDIRAXMAAN ODAY HEESTA BUSTAHA SOO DHIGO AGTAYDA 2018

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Heestan oo Hal-ku-dheggeedu yahay; “Bustaha Soo Dhigo Agtayda” ee Oday iyo Fiska wada qaadeen, waxaa Erayadeeda Curiyey Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul (Laab-saalax), waxa Laxanka ku ladhay Maxamed Miyir Xaaji, waxa tumay Axmed-weli Furinle.

Waxaanan Heestaas iyo sida loogu dheelay ama loogu ciyaaray idiinku soo gudbinaynaa Qaybta Dhaqanka iyo Suugaanta ee Warbaahinteennan aftahannews.com, waxaanad kala degi kartaan ama ka Daawan kartaan Muuqaalkan hoose ee ka bogasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.