Dagaal Gacan ka-hadal ah oo Dhex-mari gaadhay Wasiir Ku-xigeen iyo Warbaahinta Boorama

Borama (Aftahannews)- Dagaal gacan ka hadal ah ayaa dhexmari gaadhay Wasiir ku-xigeenka wasaarada arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye iyo warbaahinta kadib markii ay waxka waydiisay xilka qaadista maayarka Maayarka Boorama iyo in uu golaha deegaanku u afduubnaa maayarka cusub.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka;

aftahanicn@gamil.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.