Wasiirrada Diinta iyo Arrimaha Bulshada Somaliland oo Furay Sannad-dugsiyeedka Daarul-Reexaan

WASIIR HINDA JAAMAC IYO MARKISKA DAARUL-REEXAAN 2018
WASIIR HINDA JAAMAC IYO MARKISKA DAARUL-REEXAAN 2018

Hargeysa(Aftahannews)- Xaflad lagu furay Sannad-dugsiyeedka Maddaariska Boodhinka ah, isla  markaana gaarka u ah Gabdhaha oo waxbarashada Qur’aanka Kariimka ah, Maaddooyin kale oo Diini iyo Maaddiba isugu jira lagu barto, ayaa maanta lagu qabtay Xarunta Dugsigaas ee magaalada Hargeysa.

WASIIR HINDA JAAMAC IYO MARKISKA DAARUL-REEXAAN 2018
WASIIR HINDA JAAMAC IYO MARKISKA DAARUL-REEXAAN 2018

 

 

 

 

 

 

 

 

 

DAARUL-REEXAAN
DAARUL-REEXAAN

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Wasiirrada Diinta iyo Awqaafta, Arrimaha Bulshada iyo Shaqada Somaliland, Wasiirkii hore ee Waxbarashada Somaliland, Masuuliyiin ka socday Xisbiyada Siyaasadda, Waalidiin Rag iyo Dumarba leh, Arday, Maamulka iyo Macallimiinta Maddaariska Boodhinka ah ee Daarul-reexaan iyo Marti-sharaf kale, ayaa ka qaybgalay Munaasibaddaas lagu furay Sannad-dugsiyeedka 2018 illaa 2019 ee Daarul-Reexaan.

Haddaba, Xafladdaas Dugsi-sannadeedka Daarul-Reexaan, waxaannu Warbixinteeda oo faahfaahsan iyo hadallada Masuuliyiinta ka qaybgalay ka jeediyeen-ba, idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.