Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland Maxay ka tidhi Safarkii Gaas iyo Xasaradda Bariga Sanaag?

Hargeysa(Aftahannews):- Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland, ayaa ka hadashay Safarkii uu Madaxweynaha Maamul-goboleedka Puntland Cabdiweli Gaas iyo Weftiga uu hoggaaminayaa maalmihii la soo dhaafay ku joogeen magaalada Badhan ee gudaha Somaliland iyo Dhaqdhaqaaqyo Ciidan oo halkaas iyo nawaaxigeeda ka dhacay oo dhex-maray Malleeshiyo hubaysan iyo Ciidan ka tirsan Millateriga Somaliland.

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland Cumar-yare oo Warbaahinta u akhriyey War-saxaafadeedka maanta ka soo baxay Wasaaraddaas, waxaannu Warkiisa idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.