Somaliland oo Baaq Cusub iyo Farriin u Dirtay Boqortooyada Sucuudiga

SACAD CALI SHIRE WASIIRKA ARRIMAHA DIBEDDA SOMALILAND OO SUCUUDIGA LA HADLAY

Hargeysa (Aftahannews)- Xukuumadda Somaliland, ayaa Dawladda Boqortooyada Sucuudiga Baaq iyo Farriin is-barkan u dirtay, isla markaana ku ammaantay xidhiidhka fiican ee hadda u bilaabmay Somaliland iyo Sucuudiga.

SACAD CALI SHIRE WASIIRKA ARRIMAHA DIBEDDA SOMALILAND OO SUCUUDIGA LA HADLAY

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Wasiirka arrimaha dibedda Somaliland Sacad Cali Shire. ayaa shaaciyay in loo baahan yahay in dawladda Sucuudigu Safaarad ka furato Somaliland si ay ugu adeegto Xujaajta iyo Jaaliyadda Somaliland ee Sucuudiyiinta ah.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka;-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.