Ciidan la wareegay Xarunta Dawladda Hoose ee Boorama, Sababta Keentay iyo Xildhibaanno ka Hadlay

XARUNTA DAWLADDA HOOSE EE BOORAMA OO CIIDAN LA WAREEGAY 2018
XARUNTA DAWLADDA HOOSE EE BOORAMA OO CIIDAN LA WAREEGAY 2018

Boorama(Aftahannews)- Xildhibaanno ka tirsan Golaha Deegaanka ee degmada Boorama, ayaa sheegay in Ciidammo la wareegeen Xaruntii dawladda hoose ee magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal, kuwaas oo sababta ay ula wareegeen xaruntooda ku eedeeyeen Guddoomiyaha gobolka Awdal.

XARUNTA DAWLADDA HOOSE EE BOORAMA OO CIIDAN LA WAREEGAY 2018
XARUNTA DAWLADDA HOOSE EE BOORAMA OO CIIDAN LA WAREEGAY 2018

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Sidoo kale Xildhibaanada golaha deegaanka Boorama ayaa waxa ay si adag ganafka ugu dhufteen mooshin ay qaar ka mid ah xildhibaanada golaha deegaanku ka keeneen Maayarka gobolka Awdal oo ay sheegeen in uu soo qaban qaban qaabiyay badhasaabka gobolku.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka;

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.