“Ictiraafka Somaliland waxaa hor taagan wadamada Carabta”.Faysal Cali Waraabe

Hargeysa (Aftahannews)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng, Faysal Cali Waraabe ayaa waxa uu si qoto dheer uga sheekeeyay xidhiidhka soo jireenka ah ee ka dhexeeya Somaliland iyo Sucuudiga, Isagoo dhinaca kalena sheegay in Ictiraafka Somaliland ay hor taagan yihiin wadamada Carabtu.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka