Guddoomiyaha Xisbiga Waddani oo guddi u magacaabay wada-hadalada doorashooyinka ee xisbiyadda

Hargeysa (Aftahannews)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa waxaa uu guddi u magacaabay wada-hadalada doorashooyinka ee xisbiyadda.

 

Halkan hoose ka akhriso magacyada gudidaas