Soomaali ku ga’doonsan Dhulka Oromada oo Qaylo ka Soo yeedhay

Balbalayti(Aftahannews)- Dad Soomaali ah oo ku go’doonsan deegaanka Balbalayti ee gobolka Oromada ayaa ka dayriyay xaaladdooda nololeed.

Dadkan ayaa xukumadda cusub ee deegaanka Soomaalida ka dhalatay iyo Umadda Soomaalida meel kasta oo ay joogtaba ka codsaday iney u soo gurmadaan.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka;-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.